SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
07/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Shacabka Degmada Mandera oo codsi u diray dowladda Kenya

Shacabka kunool degmada Mandera ee gobolka NFD ayaa ka codsaday dowladda Kenya in laga qafiifiyo Bandowga dowladda Kenya ay kusoo rogtay degmadaasi.

Sidoo kale maamulka degmada Mandera ayaa dowladda Kenya u sheegay in ay hoos u dhaceen weeraradii Al-Shabaab ay ka geysan jireen gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya.

Gudoomiyaha degmada Mandera ayaa sheegay in ciidanka Ammaanka ay wadaan howlgallo kala duwan oo lagu xaqiijinayo ammaanka gobolka , islamarkaana ay haboon tahay in Bandowga laga qaado magaalada.

Shacabka ayaa sheegay in ay sameyn doonaan banaanbaxyo ay kaga soo horjeedaan Bandowga.

Dowladda Kenya ayaa labo todobaad ka hor kordhisay Bandowgii saarnaa Magaalada Mandera.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®