SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
06/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweyne Xasan oo ka hadlay is qab qabsiga Hay’adaha Dowladda

 


Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu ka hadlay is qab qabsiga Hay’adaha Dowladda Federaalka iyo kuwa Maamul Goboleedyada.

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay muhiim in ay tahay in la yareeyo khilaafaadka, is qab qabsiga, si loo gaaro hormar iyo wada noolaansho.

Waxa uu sheegay wax la wada ogal yahay in lagu wada shaqeeyo, lana raadiyo si uusan u imaan khilaaf iyo is qab qabsi, hadii wada ogalka la isku fahmi waayana intaasi kadib la raadiyo Qaanuunka.

Hadalkan ayuu Madaxweynaha waxa uu ka sheegay xilli shalay uu xariga ka jarayaay xarunta KMG ah Aqalka Sare ee Barlamaanka cusub ee Soomaaliya, sidoo kalena uu furay Kalfadhiga koowaad ee Aqalka Sare.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®