SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
043/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Wasiir ka tirsn Koonfur Galbeed oo ku baaqday in Shariif Xasan doorashada Somalia laga joojiyo

Wasiirka Diinta iyo awqaafta Maamulka Koonfur galbeed Axmed Maxamed Barre (Macalin Barre) oo la hadlay Warbaahinta ayaa ugu baaqay Beesha Caalamka iyo dowladda Soomaaliya in laga joojiyo Musharaxnimada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Wasiirka ayaa sheegay in Shariif uu ku fashilmay hogaaminta Maamulka Koonfur Galbeed ,islamarkaana aysan suurta gal aheyn in uu u tartamo Madaxweynaha Soomaaliya.

Dowladaha Caalamka ayuu ugu baaqay in Shariif laga mamnuuco doorashada.

Waxaa uu sheegay in Wasiirada iyo xildhibaanada Maamulka Koonfur Galbeed aysan waxba u qaban bulshada.

Horay ayaa Wasiiro iyo sidoo kale Aqoonyahano kasoo jeeda Koonfur Galbeed ay u sheegay in Shariif uu ku fashilmay hogaanka Maamulka Koonfur Galbeed.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®