SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
043/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Uganda oo Caalamka ugu Baaqday In La Xoojiyo Taageerida La Siiyo AMISOM oo ciidamada ugu badan ay dlkooda u dhasheen

Kulan si wadajir ah xarunta madaxtooyada ay ugu wada qaateen Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday Xasan Shiiq Maxamud iyo Taliyaha ciidamada malatariga dowladda Uganda General Edwad Katumba Wamala ayaa diirada lagu saaray amaanka dalka iyo waliba hanaanka Doorashooyinka Soomaaliya.

General Wamala ayaa sidoo kale la kulmay dhigiisa taliya ciidanka xooga dalka General Mohamed Adan Ahmed oo ay kawada hadleen amaanka doorashooyinka waxaana taliyaha Uganda uu sheegay in dalka hanaan-ka dowladnimo ee la hanaqaaday in uu yahay mid meel sare maraya isaga oo sheegay marxalada adag inta dalka uu kaSoo gudbay.


Taliyaha Ciidamada Uganda General Edwad Katumba oo sidoo kale booqday xarunta ugu weyn ciidanka Midowga Africa ee AMISOM ee xalane ayaa ka codsaday beesha caalamka in ay teegeeraan ciidamada AMISOM silooga adkaado xarakada Alshabaab.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®