SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
043/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Askarigii Dilay Taliye Kuxigeenkaii Ciidanka Madaxtooyada oo la qabtay

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Xaqiijisay in Ciidamada Soomaaliya ay qabteen Askarigii Dhawaan Gudaha Madaxtooyada Soomaaliya ku Dilay Taliye Kuxigeenkii Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya Qoorgaab.

Askariga ayaa la sheegay in lagu qabtay Degmada Buurhakaba Ee Gobolka Baay sida ay sheegtay Madaxtooyada Soomaaliya.

Sidoo kale Madaxtooyada weli ma sheegin waxa laga yeelayo Askariga Gacan ku dhiiglaha ah ee Dilay Taliye Kuxigeenkii Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®