SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
043/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Kooxo hubeysan oo weerar ku qaaday magaalada Jowhar

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ee Xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in kooxo hubeysan ay xalay weerar ku qaadeen Koontoroolka Waqooyiga ee laga soo galo Magaalada Jowhar oo ay ku sugnaayeen ciidanka dowladda Soomaaliya.

Dagaal xoogan ayaa kooxaha hubeysan iyo sidoo kale ciidanka dowladda ku dhexmaray Kontaroolkaasi Muddo ku dhow Saacad sida ay goobjoogayaal ay sheegeen.

Khasaaraha ka dhashay weerarkaasi lama oga , laakiin ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay in ay iska caabiyeen kooxihii weerarka soo qaaday.

Ilaa iyo hadda lama oga heybta kooxahaasi ,mana jirto cid sheegatay weerarkaasi.

Al-Shabaab ayaa inta badan looga bartay in geystaan weerarada noocaan oo kale ah.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®