SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
03/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Tahriibayaal Lagu Soo Qariyay Boorsooyin oo Lagu Qabtay Xadka Dalka Spain

 

Ciidanka Xadka Magaalada Ceuta ee dalka Spain ayaa qabtay labo qof oo u dhashay Dalka Morocco iyagoo isku dayay inay soogaliyaan tahriibayaal magaalada Ceuta ee ku taalla Waqooyiga Spain ee Africa.

Tahriibayaalkan ayaa ka koobnaa sadex qof oo labo kamida Gaari hoostiis ayaa lagu soo qariayay midna shandad ayaa lagu xiray xarig.

Markii uu cidanku baaritaan kusameeyay Gaariga mid waxa laga helay xagga hore ee Gaariga, midna kursiga danbe hoostiisa , midkalena waxa lagu sooqariyay boorso.

Ciidanku markii ay haleen waxa loola cararay goob caafimaad si ay helaan kaalmo caafimaad maadam ayna helin hawo ku filan.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®