SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
03/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweyne Xasan oo ka haday Musuqmaasuqa ka jira dalka Soomaaliya

 

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada Soomaaliya ayaa sheegay in uu dagaal adag uu la geli doono Musuqmaasuqa hadii uu noqdo Markale Madaxweynaha Soomaaliya.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xusay in dowladiisa ay ka xun tahay Musuq maasuqa la sheegayo in uu ka jiro Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay Madaxweynaha uu Waqtigiiso dhamaaday in uu sameyn doono Hay’addo gaar ah oo ka hortaga Musuqmaasuqa hadii uu ku guuleysto in uu dalka Hogaamiyo Afarta Sano ee soo socota.

Mas’uuliyiinta dowladda ee ku takri fala hantida Qaranka ayuu sheegay in lala xisaabta midoono tilaabo adagna laga qaadi doono.

 

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®