SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
01/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Banaanbax xoogan oo saaka ka soconaya Afgooye kas oo looga soo horjeedo Isbaarooyinka

 


Dibadbax xoogan ayaa lagu soo warramayaa in Saaka uu ka soconayo Degmada Afgooye iyo Wadada isku xirta Muqdisho iyo degmadaasi Afgooye.

Wararka ayaa sheegaya in dibadbaxaasi looga soo horjeedo Isbaarooyinka la soo dhoobay Gobolka Shabeelaha Hoose iyo wadada Xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye.

Waxaana Banaanbaxayaashu ku qeylinayeen Ereyo liddi ku ah Jid gooyooyinka la soo dhoobay Gobolka Shabeelaha Hoose.

Si kastaba Isbaarooyinka ayaa aad ugu sii kordhay Wadada dheer ee u dhexeysa Muqduisho iyo Afgooye.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®