SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
01/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Saraakiisha Ciidamada oo lagu eedeeyay in ay Musuqmaasuqaan Mushaaraadka Ciidanka Soomaaliyeed

Xilli shalay Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya uu ku dilay Villa Soomaaliya Taliye ku xigeenkii Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ayaa la sheegay in falkaasi uu salka ku hayay kadib markii Sarkaalka la dilay la sheegay in uu gacan bidixeeyay Gunno uu lahaa Askariga dilka geystay.

Sarkaal diiday in Magaciisa loo Isticmaalo Warbaahinta islamarkaana macluumaad dheeraad ah ka haya Musuqmaasuqa Saraakiisha Ciidanka dowladda Soomaaliya ku hayaan Xuquuqaha Askarta ay hormuudka u yihiin ayaa shaaca ka qaaday in dhibaatooyin aan la soo koobi karin ay Saraakiishu kula kacana Ciidamada ay horboodaan sida uu hadalka u dhigay.

Waxa uu ku baaqay Sarkaalkaan in Ciidamada Soomaaliyeed oo daruufo adag ku shaqeeyo sidaan loo dhaamo.

Isagoona ugu baaqay Madaxda iyo Saraakiisha Soomaaliyeed in ay ka fikiraan Maslaxadda Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®