SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
01/01/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Somaliland oo Duleedka Buuhoodle ku dishay Labo Qof

 

Wararka ka imaanaya Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer ayaa sheegaya in Duleedka Magaalada Ciidanka Somaliland ay ku dileen Labo oo Shacab ah.

Guddoomiyaha Degmada Buuhoodle ayaa Radio Kulmiye u sheegay in Ciidanka Somaliland ay dileen Labo Qof oo Rayid ah islamarkaana watay Gaari Booyad ah oo Dad Reer Guuraa ah ay biyo ugu wadeen.

Guddoomiyaha ayaa intaa ku daray in aysan Ogeyn Sababta loo beegsaday Dadka Rayidka ah ee lagu dilay Duleedka Magaalada.

Saraakiisha Somaliland weli kama hadlin Eeda ah dila Labada Qof ee Rayidka ah ee lagu dilay Magaalada Buuhoodle Duleedkeeda.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®