SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
28/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Faahfaahin dheeriya oo ka soo baxeysa Qaraxii Muqdisho ka dhacay Saakey


Kadib Qarax Miino oo Gaarigiisa loogu xiray Cabdiraxmaan Afleershe oo ka tirsanaa Dowladda Hoose ayaa la sheegay in uu ku Geeriyooday.

Wararka ayaa sheegaya in Masuulkaan oo aan si rasmi ah loo ogeyn shaqada uu ka hayay dowladda Hoose ayaa la sheegay in Qaraxa Miino uu ka dhashay Gaarigiisa oo la rumeysan yahay in loogu xiray.

Qaraxaan ayaa ka dhacay Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir gaar ahaan Nawaaxiga Xarunta UNICEF ee degmadaasi.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®