SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
28/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Xiliga uu Raisulwasaaraha Magacaaban Hortagayo Baarlamaanka Soomaliya oo La Shaaciyay

 

Maalinta Arbacada ah Taariikhdana ay ku beegan tahay 1/3/2017 waxaa xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ka furmaya Kalfadhiga kowaad ee mudanayaasha baarlamanka Soomaliya.


Kalfadhigaas ayaa lagu wadaa in la horgeeyo Raisulwasaaraha Magacaaban ee Xukuumadda Federaalka Soomaliya, Xasan Cali Kheyre.

Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in shaqada ugu horeysa ee Barlamaanka Soomaaliya uu qaban doono marka uu isku soo laabto ay noqon doonto ansixinta Ra’iisul wasaaraha cusub.

Haduu helo codka kalsoonida Xildhibaanada baarlamanka Soomaliya waxa u soo dhisi doonaa Xukuumadda Soomaliya, hadii dib loo celiyo Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa laga sugayaa in uu soo magacaabo .

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®