SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
28/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Wasaarada Gaashaandhiga Mareykanka Oo sheegtay in ay Kordhinayso Taageerida Ciidamada Soomaaliya

 

Warbixin ay daabacday wakaaladda wararka ee AP ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in Militariga Mareykanka kordhin doono taageerada iyo Xoojinta dhinaca Militariga ah Ciidanka Qaranka Soomaaliya si ay u baabi’yaan Qatarta Al-shabaab.

Sarkaal Sare oo ka tirsan waaxda Difaaca ee Mareykanka ayaa u sheegay wakaalada wararka ee AP in ciidamada Mareykanka ay kordhin doonaan taageerada dhinaca amniga ee ay ciidamada Mareykanka siiyaan Ciidanka Soomaaliya.

Sarkaalkan ayaa sheegay in Mareykanka ay ka go’an tahay in la cirib tiro kooxda Al-shabaab sidaa darteedna ay garab weyn siin doonaan ciidanka Milatariga Soomaaliya.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®