SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
27/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Dabkii Suuqa Bakaaraha oo geystay Khasaaro dimasho 3 qof iyo isagii oo lagu guuleystey in la baqtiiyo

 


Inta la ogyahay Sedex ruux ayaa ku Geeriyootay dabkii Saakay aroortii ka kacay Suuqa weyn ee Bakaaraha Oo ay Gubteen Qeybo kamid ah Suuqaasi.

Waxana lagu Guuleystay Daminta Dabkaasi oo aad u xooganaa Sida ay Xaqiijiyeen qaar kamid ah Ganacsatada Suuqa weyn ee Bakaaraha.

Daminta Dabkaan ayaa la sheegay in ay ka qeybqaateen dabdmisyo farbadan iy ciidamada Amaanka oo iyagu sugayey Amaanka goobaha ay kasocotey baqtiinta dabkaasi weynaa ee baa' bi iyey qeybo badan o suua ka mida.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®