SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
27/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Ciidamo katirsan kuwa Puntland Oo isaga Baxay Qeybo Kamid ah Difaacii Magaalada Gaalkacyo.

 


Ciidamo katirsan ciidanka difaaca Puntland ayaa isaga baxay fariisimo ay ku lahaayeen duleedka magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug, kuwaasi oo hadda ku sugan duleedka Garoowe.

Ciidankaani oo watey gaadiidka dagaalka ayaa labo maalin kahor waxa ay ka soo guureen fariisimadoodii iyagoona shalay saacado kooban haystey agagaarka xarunta barlamaanka Puntland.

Fariisimadii ciidankaasi ay soo baneeyeen ayaan ilaa hadda la ogeyn haddii ciidamo kale lagu bedeley iyo in dowladdu ay ciidankaani dib ugu celin doonto marka laga qanciyo tabashadooda.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®