SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
26/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Dagaalo Dhimasho iyo Dhaawac Geystay oo ka Dhacay G/Sh/Dhexe Degmadiisa Cadale

 

In ku dhow 10 ruux ayaa ku dhimatay Dagaal Labo Maleeshiyo ku dhex maray Degaano Hoostaga Degmada Cadale Ee G/Sh/Dhexe.

Waxaana dagaalkaan u dhaxeeya Labada Maleyshiyo uu maanta Ka qarxay Deegaanadaasi hoostaga Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Waxaana lagu Gubay Tuulo lagu Magacaabo Koogaar oo Kamid ah Tuulooyinka lagu Dagaalamay Maanta.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®