SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
26/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Mid Kamid ahaa Shaqaalaha Xafiiska Gudoomiye Jawaari oo Goordhaweyd La Dilay

 

Wararka haatan naga soo gaaraya Xaafadda Ceel dheere ee Degmada Dharkenley ayaa ku waramaya in kooxo hubeysan ay halkaas ku dileen Xildhibaan hore oo ka Tirsanaa baarlamankii Dowladii KMG aheyd ee Madaxweyne C/qaasim Salaad Xasan.

Shaqsiga la dilay ayaa magaciisa lagu soo koobay c/qaaidr waxa uu horey ugu tirsanaa Baarlamankii dowladii C/qaasim balse haatana waxa uu kamid ahaa shaqaalaha xafiiska Gudoomiyaha Golaha Shacabka baarlamanka Soomaliya Maxamed Shiikh Cusmaan (jawaari)


Kooxda dilka u geystay ayaa Sidoo kale Ala Ha u Naxariistee C/Qaadir ka qaatay Gaari uu watay,waxa goobta uu dilka ka dhacay soo gaaray Ciidamo ka Tirsan kuwa Dowladda Soomaliya oo goobta ka sameeyay baaritaan.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®