SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
25/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Maxkamadda Aduunka ee ICJ oo kenya ka dooneysa xiliga ay Kaga jawaabeyso Kiiska Badda ee Somalia kala dhexeeya

 

Maxkamadda ICJ ee dalka Holland ayaa sheegtay in Dowladda Kenya loo qabtay waqti kooban in ay kaga soo jawaabta Muran badeedka kala dhaxeeyay dowladda Soomaliya.


ICJ ayaa sheegtay 18-ka December 2017-ka laga doonaayo dowladda Kenya in ay ka jawaabto Kiiska Badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya ,kasoo Soomaaliya ay gudbisay Sanadkii 2014 tii, ICJ ayaa sidoo kale sheegtay in ay qaadan doonto go’aan kale hadii aysan Kenya xilligaasi keenin jawaabta laga rabo.

Maxkamadda ICJ ee daka Holland ayaa dhawaan sheegtay in qaadi doono muranka badeedka u dhaxeeya Dowladdaha Soomaliya iyo Kenya xili Soomaaliya ay horay ugu guuleystay in dacwadda badda ay qaadi karto Maxkamadda ICJ ka dib markii ay dowladda Kenya ay horistaagtay.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®