SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
25/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

130 iskugu jir Diplomaasiyiin Iyo Ciiddamo Turkish Ah Iyo Qoysaskooda Oo Iska Dhiibay Jarmalka.

 


Wakaalladda Wararka AFP oo aragtay Dukumentiyadda Xogta Dowladda Jarmalka ayaa lagu sheegay inay dadkaasi codsadeen Magangelyo, kadib, Afgambigii fashilmay ee bishii July ka dhacay dalka Turkiga.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jarmalka waxay ka gaabsatay inay sheegto tiradda Diplomasiyiinta Turkishka ee codsatay Magangelyadda, iyadoo Saraakiisha Milliteriga ee codsaday magangelyada yihiin kuwo ka hawl geli jirey Xarumaha Isbahaysiga NATO ku leeyihiin Jarmalka.

In ka badan 41,000 oo qof ayaa loo xiray Afgembigii fashilmay ee lala maaganaa Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan, waxaana Afgembigaasi lagu eedeeyey Fatxullahi Gulen oo masaafuris ugu nool dalka Maraykanka, inkastoo uu beeniyey eedeyntaasi.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®