SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
25/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

53 Qof Oo Ku Geeriyootay 2 Is-Qarxin Oo Ka Dhacay Waqooyiga Syria.

 


Labo gaari oo laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa waxaa lagu qarxiyey meel ku dhow Degmadda Al-baab oo dhawaan lagal wareegay Kooxda Daacish.

Qarax Koowaad ayaa waxaa uu ka dhacay Tuulladda Susiyan oo 10-KM dhanka W/galbeed kaga toosan Al-baab, waxaana ku geeriyootay 53-qof.

Qaraxa 2-aad ayaa waxa uu saacado kadib ka dhacay isla Tuullada Susiyaan, waxaana lagu dilay 8-qof.


Wakaalladda Wararka Turkiga ee ANADOLU ayaa sheegtay in ugu yaraan 41-qof oo ku dhaawacmay qaraxyadaasi loo qaaday Isbitaal ku yaalla Degmadda Kilis ee dhinaca Xuduudka Turkiga la wadaago Syria.


Dhinaca kale, Taliyaha Taliska Dhexe ee Milliteriga Maraykanka, Jeneral Josef Fotel ayaa si qarsoodi ah ku tegay Waqooyiga Syria, wuxuuna soo booqday Aagga hore ee Dagaalka ee magaallooyinka Kobaani iyo Raqa.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®