SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
25/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Dagaal khasaare dhimasho geystay oo ka dhacay Shabeelaha Dhexe

 

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in ku dhawaad 5 qof ay ku dhinteen dagaal u dhaxeeya labo Beelood oo walaalo ah oo ka dhacay Tuulooyin hoos yimaada degmada Cadalle ee gobolka Shabeelaha Dhexe.

Sidoo kale dagaalkaasi waxaa ku dhaawacmay 3 qof .

Gudoomiye ku xigeenka degmada Cadalle ee gobolka Shabeelaha Dhexe oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in dagaalku uu salka ku haayo aanooyin Qabiil iyo sidoo kale dilal horay uga dhacay degaanada lagu dagaalamaayo.

Maamulka Hirshabeelle ayuu ugu baaqay in ay si deg deg ay arintaan usoo farageliyaan inta aysan sii fidin.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®