SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
22/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweynaha oo goor dhow ka soo degay Garoonka Aadan Cadde

 

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqidsho.

Wafdiga Madaxweynaha waxaa Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyay Xildhibaano ka tgirsan Labada Gole ee Dowladda Federaalka, Guddiga qaban qaabada xaflada Caleemo Saarka Madaxweynaha, Saraakiil Ciidan iyo xubno kale.

Ismaaciil Cumar Geelle Madaxweynaha Dalka Jabuuti ayaa ka qeyb galaya xaflada Caleemo Saarka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Farmaajo oo maanta ka dhaceysa Magaalada Muqidsho.


Sidoo kale goor dhow waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ka soo degi doona wufuud caalami ah, kuwaas oo ka qeyb galaya xaflada Calemo Saarka Madaxweynaha.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®