SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
22/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Askar Kenyan Oo Lagu Dhaawacay Qarax Ka Dhacay Jubbooyinka.

 


Kadib, weerarkii dhimashadda badan dhaliyey ee ay Dagaalamayaasha Alshabaab ku qaadeen Saldhigga ay Ciiddanka Kenya ku leeyihiin Deegaanka Kul-biyow, ayaa waxay Al-shabaab shalay qarx miino la beegsadeen Ciiddan Kenyan ah oo marayey inta u dhexeysa Deegaanka Cbdall Biroole iyo Kismaayo.

Warbaahinta Kenya aya sheegtay in miino lala beegsaday Kolonyo Gaadiid ah oo ay la socdeen Ciiddan Kenyan ah, iyadoo ay dhowr Askari ku dhaawacantay, sida ay sheegteen.

Dhinca kale, Saraakiisha Ciiddanka Kenya iyo kuwa Taliska AMISOM weli wax war ah kama soo saarin Qaraxaasi, mana aha markii ugu horreysay ee ay Dagaalamayaasha Alshabaab qaraxyo iyo weeraro la beegsadaan Askarta Kenya iyo kuwa kale ee ka tirsan Hawlgalka AMISOM.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®