SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
21/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Ganacsade loogu dilay Suuqa Bakaaraha Taleenka Gacanta Dartiis .

 


Wararka naga soo gaaraya Suuqa weyn ee Bakaaraha gaar ahaan Suuqa Khaliifa ayaa waxa ay kusoo waramayaan in kooxo hubeysan ay halkaasi ku dileen nin Ganacsade ah.

Dilka ninkaan ayaa waxaa uu yimid, kadib markii uu ka dhaga adeegay inuu dhiibo taleefoonkiisa gacanta oo ay doonayeen inay ka qaataan ragga hubaysan.

Sida ay inoo sheegeen Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Ragga dilka geystay ayaa waxa ay wateen qoryaha loo yaqaano AK-47.


Kooxihii dilka Geystay ayaa goobta ka baxsaday waxaana la sheegay in halkaasi ay soo gaareen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.

Inta badan kooxaha Tuugada ah ayaa dhibaato u geysta Ganacsatada Suuqa weyn ee Bakaaraha.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®