SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
20/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Qarax ka dhacay Galbeedka Magaalada Kismaayo oo uu ku geeriyoodey hal askari

 

Hal Askari ayaa ku dhintay 4 kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib Qarax ciidamo ka tirsan Jubbaland lagula eegtay Galbeedka Magaalada Kismaayo.

Qarax ayaa la sheegay in uu ahaa Miinada dhulka lagu Aaso.

Ciidamada ayaa la sheegay in ay doonayaan in ay soo galaan Magaalada Kismaayo , waxaana ay ka yimaadeen Galbeed Magaalada Kismaayo degaano ku yaalla.

Dadka degaanka ayaa inoo sheegay in Qaraxu uu qabsaday Gaari Cabdi Bile ah oo ay saarnaayeen Ciidamada.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®