SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
20/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Hanti Dhowrka Guud ee Somalia oo Hakiyay Canshuuro Sharci darro looga qaadi jiray Ganacsatada Soomaaliyeed.

 


Iyadoo Cabasho xoogan ay ka taagneed Khidmadda Canshuuraha laga qaado Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa waxaa arrintaas Xayiraad ku soo rogay Hanti Dhorka Guud ee Qaran Nuur Faarax Jimcaale.

Ganacsatada ayaa cabasho xoogan ka muujinayay Khidmadda qaadisteeda ay Masuulka ka tahay Rugta Ganacsiga iyo shaqsiyaad si iskood ah Ganacsatada uga Aruuriya Lacago ay ku sheegeen Canshuuraad.

Hanti dhowrka ayaa soo saartay Wareegto uu ku faah faahinayo Canshuuraadka la xannibay:-

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®