SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
19/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

20 qof oo haraad Dartiis ugu Geeriyootay gobolka Bakool deegaanka buur Dhuxunle

 


Wararka naga soo gaaraya degaanka Buurdhuxule oo ka mid ah degaanada hoos yimaada degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay dad ugu dhinteen Gaajo iyo haraad ay sababtay Abaarta ka jirta degaankaasi.

Dadka degaanka Buurdhuxule ayaa Warbaahinta u sheegay in ku dhawaad 20 qof ay ku dhinteen degaankaasi.

Degaaanka ayaa la sheegaya in ay ka jirto biyo yari aad u baahsan oo sameyn ku yeelatay dadka duunyada.

Sidoo kale dad badan oo ka mid ah dadka degan Tuulooyinka Hoosyimaada degmada Waajid ayaa la sheegaya in ay ku xoolo beeleen Abaarta.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®