SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
19/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweynihii hore ee Galmudug oo ku baaqay in Baaritaan dhab ah lagu sameeyo dadka loo soo qabtay Dilka Hagafeey.

 


Xilli shalay Ciidamada Nabad Sugidu ka dhawaajiyeen in ay gacanta ku dhigeen kooxo ay tuhunsan yihiin in ay ka dambeeyeen dilka Allaha u naxariistee Afhayeenkii hore ee Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa waxaa arrintaasii ka hadlay Madaxweynihii hore ee Galmudug Maxamed Axmed Caalin.

Mr Caalin ayaa hoosta ka xariiqay in loo baahan yahay in baaritaan dhab ah lagu sameeyo Raggaasi loo soo qabtay Dilka Marxuum Maxamed Cumar Hagafeey.

“ waxaa badatay waa lagu daba jiraa laakiin waa la qabtay Guul waaye” ayuu yiri Mudane Maxamed Axmed Caalin.

Shalay ayey ahayd markii Kooxo hubeysan oo la socday Gaari nuuca Raaxada ah ay ku dileen Afhayeenka Mamaulkii Ximan iyo Xeeb Maxamed Cumar Hagafeey.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®