SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
19/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

QM oo ku soo celcelineysa kana digaysa Macluul kusoo wajahan Caruurta Soomaaliyeed.

 

QM ayaa ka digeeysa in Kumanaan Caruur Soomaaliyeed ah ay Nafaqo Darro Soo wajeheeyso Sanadkaan, waxaa kujira 185, 000 kuwaas oo u bahan Tageero Dag- Dag ah oo Noloshooda lagu Badbaadinayo Si looga Hortago Musiibo Banii adannimo oo weeyn, QM waxaa ay ku baaqeeysaa in la Dadajiyo Taageeradda Banii aadanimo ee Dalka.

Meelaha Sida Ba’an ay Abaaruhu usaameeyeen Dhinaca Koofureed ee dalka waa Goboladda Bay iyo Bakool Dhinaca waa Woqooyina waa Sool iyo Sanaag Sida ay Sheegeen Shaqaaalaha Banii aadannimadda kuwaas oo Xaaladda Goboladaas ku Tilmaamay Mid Macluul u dhow.

Wakiil ka Heey’adda UNICEF u qaabilsan Soomaliya Steven Lauwerier oo Booqday Meelaha Qaar ay Sid a Ba’an Abaartu u saameeyssay ayaa shegay in uu Soo arkay Boqolaal Xoolo Dhintay ah, Waxuuna Sidoo kale Sheegay in Dadka ku Nool Goboladda Bay iyo Bakool ay Waayeen 90% Xoolohoodii.

Heey’adaha Gar Gaarka ee QM ayaa ku Soo cel celiyay in Abaaraha Soomaaliya ku Dhuftay ay Halis ugu jiraan in ay Macluul isu Badalaan, UNICEF iyo WFP waxaa ay Hadda u bahaan yihiin $ 450 Million si ay Macluusha uga Hortagaan Bilaha Soo Socda.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®