SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
19/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Donald Trump oo Weeraray 7 dal oo ay Soomaaliya ka mid tahay

 

Madaxweynaha dowladda Mareykanka Donald Trumo ayaa ku difaacay go’aankii lagu joojiyay Qaxootiga ka imaanaya 7 dal oo ay Soomaaliya ay ka mid tahay .

Waxaa uu tilmaamay dadka ka imaanaya dalalkaasi in ay yihiin kuwo wata fekero xun oo Caqabad ku ah Mareykanka.

Waxaa uu sheegay in Mareykanku uu doonaya in uu sameeyo horumaro kala duwan , laakiin dadkaasi ay caqabad ku yihiin horumaradaasi.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale tilmaamay in go’aanka lagu joojiyay Qaxootiga ka imaanaya dalal ay ka mid tahay Soomaaliya in uu yahay mid hirgalaaya , islamarkaana aan laga laaban doonin.

Kooxaha u doodaha Xuquuq Aadanaha iyo xubnaha ka tirsan Baarlamaanka dalkaasi ayuu ku eedeeyay in ay xagal daacinaayaan go’aankiisa.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®