SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
18/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Afhayeenkii Hore ee Ximan iyo Xeeb oo Muqdisho Lagu dilay

 

Afhayeenkii Hore ee maamulkii Ximan iyo Xeeb Maxamed Cumar Hagafeey ayaa goordhaw ku geeriyooday Weerar ka dhacay Agagaarka Isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho.

Wararka waxa ay sheegayaan in Dabley hubaysan oo gaari wadatay ay rasaas ku fureen gaari uu watay Afhayeenkii hore, kadibna uu u geeriyooday rasaastaasi.

Dilka ayaa waxaa geystay Kooxo ku labisan dharka Ciidanka dowladda Soomaaliya sida ay Goobjoogayaal ayaa sheegeen.

Kooxihii dilka geystay ayaa la sheegay in ay goobta ay ka baxsadeen.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®