SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
18/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Xildhibaanada Galmudug oo Berri dooranaya Madaxweyne Cusub

 

Xildhibaano iyo Musharaxiin u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa maanta ku wajahan Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug ,waxaana ay doonayaan in ay berri doortaan Madaxweyne Cusub.

Xildhibaanada Galmudug Guddiga u qaabilsan doorashada Madaxweynaha ayaa horay u sheegay in 19 Bishaan ay dooranayaan Madaxweyne cusub.

Xubno ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa horay loogu diiday in ay ka baxaan Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegaya in uu yahay madaxweynaha rasmiga ah ,islamarkaana xildhibaanada xilka ka qaadistii ay saameeyeen ay aheyd mid sharci daro ah.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®