SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
18/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Xubnaha ugu Cadcad Xilka Ra’iisulwasaaraha

 

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed ayaa lagu wadaa in uu soo magacaabo Ra’iisulwasaaraha cusub ee Soomaaliya.

Siyaasiyiin aad u farabadan ayaa ku haminaya sidii ay noqon lahaayeen Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya.

Siyaasiyiinta sida weyn u la socda siyaasadda Soomaaliya ayaa sheegaya in ay suurta gal tahay in Madaxweyne Farmaajo uu midkood uu ra’iisulwasaare uu u magacaabo Cabdinaasir Cabdulle Jaamac iyo sidoo kale Axmed Macalin Fiqi oo ah xildhibaan ka tirsan golaha Shacabka.

Axmed Macalin Fiqi ayaa horay usoo noqday Taliyihii Hay’adda Nabad suggida iyo sirdoonka Qaranka.

Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in suurta gal tahay in madaxweyne Farmaajo uu Ra’iisulwasaare uu u xusho Cabdinaasir iyo Axmed Midkood.

Cabdinaasir Cabdulle Maxamed ayaa ah nin ku cusub siyaasadda , islamarkaana u tartamayay xilka Madaxtinimada Soomaaliya.


HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®