SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
18/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Gobolka Shabellaha Hoose oo lagu Kufsaday Haween Caanooley ahaa oo Safar ku jirey

 

Ciidamo la sheegay in ay ka tirsan yihiin Milatariga Soomaaliya ayaa Gobolka Shabellaha Hoose gaar ahaan inta u dhaxeysa Walanweyn iyo Tixsiile waxaa ay ku Kufsadeen Dumar saarnaa Gaari nuuca Caanaha qaada ah islamarkaana ka baxay Magaalada Muqdisho.

Mid ka ah Ehelka Hawenka la Kufsaday ayaa sheegay in Gabdho ay Ehel yihiin la iskugu daray Kufsi iyo dhac.

Qofka Warka sheegay ayaa ku eedeeyey kufsiga caanooleyda Guuda 6-aad ee Ciidanka xooga dalka Somalia in ay ka danbeeyen falkan lglakacy shacbka.

Waxaana uu codsadey in arintaan ay soo faragaliyaan Madaxda Dolwada Somalia oo la sheegay in wax loogu dhimayo Sumcada ciidanka.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®