SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
17/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Ciidanka DF oo ka ruqaansaday Degaanada Mudug

 

Ciidanka Dowladda Federaalka iyo kuwa Maamulka Galmudug ayaa dib uga soo laabtay Degaanadii weerarka ay ku qaadeen ee Gobolka Mudug oo ay ku sugan yihiin Shabaab.

Ciidanka xoogga Dalka iyo kuwa Nabad sugidda Galmudug oo ay taageerayaan Ciidamo cadaan ah ayaa Todobaadkan waxa ay weerar qorsheysan ku qaadeen Degaano ka tirsan Gobolka Mudug.

Wararka ay heleyso Risaala ayaa sheegaya Ciidanka badankooda in ay dib kaga soo laabteen Degaanadaasi, mana cada sababta keentay in Ciidamada ay dib u soo laabtaan.

Waxaa la sheegaya Ciidankii soo laabtay qaarkood in ay u jiheesteen dhanka Magaalada Gaalkacyo, halka qaarka kalena ay u dhaqaaqeen dhanka Degamada Hobyo.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®