SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
17/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Farmaajo: “Waxaan Ballan Qaadayaa Inaan Idin Keeno Dowlad Aad Ku Kalsoontihiin”

 

Madaxweynaha Cusub ee dowladda federaalka soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo si rasmi ah xilka madaxtinimo ee dalka ula wareegay shalay ayaa sheegay in dowladiisa ay ka shaqeen doonto hormarka dalka waxaana uu dalbaday madaxweyne faraamjo in shacabku ay qaataan kaalintooda oo ay kala sahqeeyaan nabadgalyada islamarkaana ciiddamada amaanka ay Taageeraan.

Madaxweyne Farmaajo oo ah madaxweyne ay jecelyihiin shacabka waxaa horyaala shaqooyin badan oo ubaahan wax kaqabasho sida abaaraha daran ee ka jira dalka, inuu soo magcaabo Ra’isulwasaare iyo arima kale iyadoo la caleema saari doono 22 bishaan oo ay kasoo qeybgalayaan sida lafilayo madaxda gobolka iyo qaar kamid ah kuwa Caalamka.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®