SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
16/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Sadex Qof Oo Xaley Lagu Diley Gobolka Shabeelaha Dhexe

 

Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha dhexe ayaa ku waramaya in Xaley gobolkaasi lagu dilay 3-qof iyadoona la dhaawacay 2 kale.


Dadka ayaa lagu dilay deegaanka Ceeldheer oo kamid ah deeganada hoostaga degmada mahadaay.

Qof goobjooge ah ayaa warbaahinta u sheegay in Koox maleeshiyaad ah ay weerar ku soo qaadeen goob ay ku sugnaayeen dadka la dilay qaarna la dhaawacay.

Risaas la sheegay in dadka ooda lagaga qaaday ayaa sababtay dhimashada 3 qof iyo dhaawaca laba kale.

Falkaan ayaa lagu saleynayaa aanooyin qabiil oo mudooyinki la soo dhaafay ku soo laalaabanayay duleedka degmada Mahaday ee gobolka sahbeelaha dhexe.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®