SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
13/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Ciidamo Ajnabi ah oo Laga Dalbaday in La Geeyo Magaalada Gaalkacyo

 

Waxgaradka Gobolka Mudug ayaa codsi u jeediyay Dowladda Dhexe ee Soomaliya oo ku aadan in Ciidamo ajnabi ah la geeyo Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolkaas si ay wax kaga qabtaan wadooyinka Magaalada ee xiran.


Nabadoon Aloore oo kamid ah waxgaradka Gobolka Mudug ayaa sheegay in haatan loo baahan yahay in Ciidamo ajnabi ah la geeyo Magaalada gaalkacyo ee Gobolka Mudug, si ay wax kaga qabtaan wadooyinka Magaalada ee xiran oo Ciidamo ay soo kala dhoobeen Maamulada Galmudug iyo Puntland.

Sidoo kale Nabadoon Aloore oo kamid ah waxgaradka Gobolka Mudug ayaa ugu baaqay maamulada Puntlnd iyo Galmudug iyo u naxaan Shacabka Magaalada Gaalkacyo oo la dhibaatoonaya dagaalada kusoo laablaabatay magaalada.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®