SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
13/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Caqabada ugu weyn ee hortaalla Madaxweyne Farmaajo

 

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya hadii aysan la shaqeyn Beesha Caalamka in uu la kulmi doono caqabad weyn.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ee uu hadda hogaamiyo Farmaajo hadii aysan taageero ka helin Beesha Caalamka in aysan shaqeynkarin.

Axmed Midoobey oo shalay la kulmay xubno ka socday Beesha Caalamka ayaa sidoo kale sheegay in uu kala hadlay sidii loo bilaabi lahaa howlgal ka dhan ah Al-Shabaab.

Hanaanka dowladnimada Soomaaliya ayaa inta badan taageero ka hela Beesha Caalamka.

Caqabada ugu weyn ee hortaalla Madaxweyne Farmaajo.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®