SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
13/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Cusub oo Muqdisho ku Geeriyooday

 

Allaha u Naxariistee Xildhibaan Saciid Xasan Geedi ayaa waxa uu xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Marxuumka oo xanuunsanayay ayaa indhawaanahaan lagu dabiibayay mid ka mid ah Isbitaallada Magaalada Muqdisho.

Ehellada Ex Xildhibaan Saciid Xasan Geeddi ayaa Shabelle u xaqiijiyay Geeridiisa kaas oo ka mid ahaa Xildhibaanada Cusub ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®