SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
12/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Golaha Wakiilada Soomaaliland Oo Ogolaaday In Imaaraadku Saldhig Milatari Ka Sameysto Berbera.

 

Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka soomaaliland maanta golaha wakiiladu waxaa ay ansixiyeen in dowlada imaaraadka carabta saldhig milatari ay kasmeysan karto magaalada dekeda leh ee Berbera kadib golaha wakiilada oo dood adag ka yeeshay soo jeedintaasi.

Golaha wakiilada ee soomaaliland ayaa ogolaaday in imaaradku saldhig milatari ka sameysto gudaha magaalada Berbera oo mudooyinkaan madaxda maamulku ay isku khilaafsanaayeen, waxaana 44-tan mudane oo labada gole ee wakiilada maamulka soomaaliland ay ku codeeyeen Haa iyadoo Laba kamid ah mudanayaashu ay yiraahdeen maya sidaasina lagu meel mariyey heshiisakaas oo ay Berbera dowlada imaaraadku kaga sameysaneyso Saldhig Milatari.

Indhawaanahan arintaasi waxaa diidanaa qaar kamid ah madaxda maamulka soomaaliland oo iyagu ka hor imaanayey in saldhig milatari imaaraadku ka furto magaalada Berbera ee soomaaliland taaso maantana golaha wakiilada maamulkaas ay meel mariyeeen heshiiskaas sidaasina imaaraadku Magaalada Berbera uga sameysanayo saldhig Milatari oo ay leedahay dowlada ImaaraadkaCarabta.

 

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®