SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
12/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Loolan adag oo ka taagan xilka Ra’iisulwasaaraha cidii loo magacaabi lahaa

 

Waxaa xalay Magaalada Muqdisho ka dhacay Shirar kala duwan oo ay leeyihiin xildhibaanada kasoo jeeda beelaha loo qorsheeyay in ay qaataan xilka Ra’iisulwasaaraha dalka.

Sidoo kale Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed ayaa qaabilaya Siyaasiyiin kala duwan , kuwaa soo doonaya in ay noqdaan Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya.

Xilka Ra’iisulwasaaraha oo la aaminsan yahay in uu noqon doono mid muran badan dhalin doona waxaa ka taagan loolan adag.

Qaar ka mid ah Waxgaradka Beelaha ku loomaya xilka Ra’iisulwasaaraha dalka ayaa sheegay in aan wali la isku afgaran cida sida rasmiga ah loo siinayo xilka Ra’iisulwasaaraha dalka.

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa shaqada koowaad ee laga rabo waxaa ay tahay in uu soo magacaabo Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya , kuwaa soo hogaamin doona xukuumada Soo socota.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®