SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
12/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

War Deg Deg:-Abaandulihii Guuuta 6-aad Qeybta 12-ka Abriil oo Goordhaweyd La Dilay

 

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha ayaa ku waramaya in goordhaweyd qarax miino oo dhulka Lagu aasay lagu dilay Abaandulahii guuuta 6-aad e qeybta 12-ka Abriil ala ha u Naxariistee Xeyle iyo Taliyihi Uruka 1-aad ee Guutada 6-aad Maxamed Xasan bakaati kadib qaraxa ka dhacay deegaan 20 km u jira degmada W/weyne ee Gobolka Shabeelaha Hoose.


Kolonyada ay la socdeen mas’uuliyiin ayaa kusoo jeeday deegaanada Tixsiile, Warmaxan, iyo Garas Wandiile oo ka Tirsan Gobolka Shabeelaha hoose oo saakay weerar ku qaadeen dagaalyahano ka tirsan Xarakada Al-shaabab.

arintaan waxaa Inoo xaqiijiyay Gudoomiyaha degmada W/weyne.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®