SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
11/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Waa Sidee xaalada Maanta Qiimaha shilinka Soomaaliga iyo Doolarka oo sare u kacey maanta

 

Sida ay sheegayaan Wararka naga soo gaaraya Qaar ka mid ah Suuqyada Magaalada Muqdisho gaar ahaan Suuqa Bakaaraha waxaa maanta sare u kac laga dareemaaya Qiimaha Sarifka lacagta Dollar oo shalay Hoos u dhac balaaran uu ku yimid.

Qaar ka mid ah Ganacsatada Sarifka Suuq weyn ee Bakaaraha ayaa sheegay in maanta 100 kii doollar lagu kala Sarifanayo labo Milyan iyo boqol.

Sidoo kale Suuqa degmada Afgooye ayaa la soo sheegaya in wali hoos dhac balaaran uu ka jiro Sarifka lacagta Dollarka , islamarkana meelaha Qaarkood lagu kala Sarifanayo halkii dollar 18 kun oo shilin Soomaali ah.

Ka dib markii Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu ku guuleystay xilka madaxweynaha Soomaaliya, waxaa is bedel uu ku dhacay suuqa sarifka ee Soomaaliya.

Qiimaha dollarka ayaa hoos u dhacay, waxaana sare u kacay qiimaha shilinka Soomaaliga.

HOME

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®