SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
11/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweynaha oo la kulmay Madaxda maamul goboleedyada

 


Madaxweynaha Cusub ee dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed ayaa la kulmay Madaxda maamul goboleedyada dalka jira waxaana ay ka wada hadleen sidii loola shaqeyn lahaa Madaxweynaha cusub , islamarkaana Madaxda maamul goboleeyada ay qeyb uga noqon lahaayeen howlaha horumarinta dalka.

Kulanka ayaa sidoo kale waxaa looga hadlay sida ay uwada shaqeyn karaan Madaxda maamul goboleedyada iyo Madaxweynaha Soomaaliya.

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble Siyaad oo Faahfaahin ka bixiyay kulanka ay la qaateen Madaxweynaha ayaa sheegay in Farmaajo uu Casuumay Madaxda maamul goboleeyada.

Waxaa xusid mudan in Madaxweynaha maamulka Jubbaland uu kulanka ka maqnaa oo uusan goobjoog aheyn.

 

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®