SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
10/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Qorshaha Boqolka Maalin Ee Ugu Horeeya Uu Qaban Doono Madaxweyne Farmaajo.

 


Madaxweynaha cusub ee dalka Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo lahadlay Laanta Af-ka Soomaaliga ee VOA ayaa marka hore ka hadlay dabaaldagyada kasocda qeybo kamid ah dalka oo ay sameeynayaan shacabka soomaaliyeed oo uu uga mahadceliyey Dareenkooda iyo sida ay ugu faraxsanyihiin inuu qabto xilka Madaxweynaha.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay inuu dhamaaday waqtigii dabaal daga islamarkaana lasugayo hada waxi ka danbeeya shaqada dowlada cusub si loo anba qaado howlaha ugu horeeya ee horyaala Dowladiisa.

Madaxweynaha Cusub ayaa sidoo kale ka hadlay qorshihiisa Boqolka maalin ee uga horeeya uu qaban doono waxaana uu sheegay: –

1 Inuu soo magcaabi doono Ra’isul wasaare si uu udhiso xukuumad cusub.

2 In Cadaalad darrada ka jirta dalka uu wax ka qabanayo si qofwalbaa uu uhelo xuquuqdiisa

3 In abaaraha daran ee jira uu wax kaqan doono si loogu gurmadu dadka ku dhibaateysan Dalka


kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®