SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
10/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Djibouti: Waa Wax Lagu Farxo Doorashada Soomaaliya Oo Markii Labaad Lagu Qabto Muqdisho.

 


Dowlada Dalka Jabuuti ayaa marka hore Hampalyo udirtay madaxweynaha cusub ee la doortay Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo ku aadan guusha uu ka gaaray Doorashada madaxeynaha ee ka dhacday maalin ka hor Muqdisho.

Danjiraha Djibouti ufadhiya magaalada Muqdisho Dr Aadan Xassan Aadan oo ka hadlay sida udhcday doorashadaasi ayaa sheegay inay qeyb ka tahay hanaankii demuquradiyadeed dib dhiska iyo nabdabeenta Soomaaliya oo aduunka dhan tusisay inay tahay wax lagu farxo doorashadaasi dowlada jabuutina ay soo dhaweyneyso in madaxweyne lagu doorto gudaha Soomaaliya xilkiina uu kala Wareego.

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®