SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
09/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Maxkamadda sare ee Kenya oo diiday xiritaanka xerada Qaxootiga Dhadhaab

Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa is hortaagtay go'aanka ay dowladda ku dooneysay inay ku xirto xerada qaxootiga ee Dhadhaab, qaxootiga halkaa ku noolna ay dib ugu celiso Soomaaliya.

Maxkmadda sare ayaa go'ankaasi ku tilmaantay mid aan dastuuri ahayn.

Dolwadda ayaa soo saartay amarka xiritaanka xerada Dhadhaab sanadkii la soo dhaafay.

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®