SADDEX SANO OO SAXARIIR AH (2012-215)(Riix) 15.09..2015
Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)(Riix) 11.09..2015
Guryo Noqoshadaydii Muqdisho(Riix) 02.09..2015
HOWL NINKEEDII HADAAFOW YAHAY YAA HORMARIN KARA??(Riix) 25.08..2015
09/02/2017
kala soo xiriir webmaster@falaar.com

Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya oo Baaq u jeediyay Shacabka Soomaaliyeed

 


Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed in ay is dajiyaan ayna ka shaqeeyaan Nabad Gelyada.

Mudane Farmaajo oo Shacabka kala hadlayay Warbaahinta Dowladda ayaa ku tar tarsiiyay Shacabka in Guryahooda ay ku laabteen xilli ay isu soo baxyo iyo dabaal dagyo isaga ay ku taageerayaan ka dhigayeen Magaalada Muqdisho , Gobollada Dalka iyo Caalamka oo dhan ee Soomaaliweyn ay ku sugan tahay.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa ballan qaaday in Shacabka Soomaaliyeed uu u jeedin doono Khudbad uu kula hadlayo.

Xalay ayaa loo doortay Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliyeed xilli Umadda Soomaaliyeed ay aad u jecel yihiin wax qabadkiisa.


kala soo xiriir
webmaster@falaar.com
Xafiiska Wararka
www.falaar.com

kala soo xiriir
webmaster@falaar.com

falaar1@hotmail.com
falaar.com@hotmail.com

Falaar.com 2008 © Arrow Online.com 2013®